Jamie Carragher Oo Magacaabay Xiddiga Saddex-aad Ee Ugu Fiican Adduunka Kana Dambeeya Lionel Messi...

0
  Halyeeyga kooxda Liverpool ee Jamie Carragher ayaa aaminsan in xiddiga khadka dhexe ee kooxda Man City ee Kevin De Bruyne yahay xiddiga 3-aad ee ugu fiican adduunka. Shantii xilli ciyaareed ee ugu...

Shaxda Ugu Fiican Todobaadka 2-aad Ee Premier League Oo La Soo Saaray.

0
  Waxa xalay la soo afjaray todobaadkii 2-aad ee horyaalka premier League xilli ciyaareedkan kadib markii xalay la ciyaaray kulankii ay Man City garaacday kooxda Wolves. Todobaadkan kooxaha Arsenal, Liverpool, Tottenham, Man City,...

Thiago Silva oo shaaca ka qaaday hamigiisa kooxda Chelsea

0
Daafaca reer Brazil iyo kooxda Chelsea ee Thiago Silva ayaa shaaca ka qaaday hamigiisa naadiga Blues, kaddib markii uu xagaagan kaga soo biiray Paris Saint-Germain. Chelsea ayaa suuqan xagaaga ku dhawaaqday inay...

LABA Koox Oo Si Joogto Ah Ula Xidhiidha Kylian Mbappe Oo La Ogaaday.

0
  Kooxaha Liverpool & Real Madrid ayaa lagu soo waramayaa in ay si joogto ah ula xidhiidhaan xiddiga garabka uga ciyaara kooxda PSG ee Kylian Mbappe Sida ay sheegayaan wararka ka imanaya...

Borussia DortmundOo Xaqiijisay War Ka Nixiyay Man United, Jadon Sancho Ayuu Ku Saabsanyahay.

0
  Agaasimaha ciyaaraha ee kooxda Borussia Dortmund Sebastian Kehl ayaa mar kale xaqiijiyay in bartilmaameedka Manchester United Jadon Sancho aan la iibin doonin inta lagu jiro suuqa kala iibsiga ee haatan. Mustaqbalka ciyaaryahanka...

Shaxda Laga Yaabo In Ay Man United Caawa Kaga Hor Tagto Luton Town

0
  Kooxda Man United ayaa la ciyaari doonta kooxda Luton Town Kulan ka tirsan wareega 3-aad ee tartanka Carabao Cup-ka kulan ka dhici doona garoonka Kenilworth Road. Kooxda Man United ayaa doonaysa in...

Jamie Carragher Oo Su’aal Ka Keenay Saxiixa Kai Havertz Kadib Qaab Ciyaareed Xun Oo...

0
  Khabiirka Sky Sport iyo halyeeyga Liverpool Jamie Carragher ayaa su’aal galiyay in Kai Havertz uu saxiix fiican u yahay kooxda Chelsea. Havertz ayaa la badalay Qaybtii Nasashadad kadib markii uu ku dhibaatooday...

Sancho Oo La Xaqiijiyay In Uu Ku Biiri Doono Man United.

0
Tababarihii hore ee da’yarka Jadon Sancho ayaa sheegay in ku biirista xiddiga ee Man United ay u fiicantahay xiddiga garabka uga ciyaara kooxda Borussia Dortmund. Louis Lancaster ayaa si dhaw ula shaqeeyay...

Nathan Ake Oo Qirtay Kooxo Premier League Ah Oo Uu Iska Diiday Ka Hor...

0
Nathan Ake ayaa qirtay in uu iska diiday dalabyo uga yimid kooxo premier League ah ka hor intii uuna ku biirin kooxda Man City. Daafaca reer Holland ayaa ka soo tagay kooxda...

Qaabkii Uu Jurgen Klopp Ugu Qanciyay in uu Thiago Ku Soo Biiro Liverpool Isagana...

0
Thiago Alcantara ayaa iska diiday fursad uu dib ugu Laaban Karo kooxda Barcelona xagaagan iyada oo uu Jurgen Klopp uu door muhiim ah ka ciyaaray qancinta xiddigu ugu biiray kooxda Liverpool...