Real waxa ay kulankaan galayaan iyaga oo ogsoon in ay ka gacan sareeyeen kooxda martida kulamadii ugu dambeeyay
Xogta Kulanka
*Real Madrid lagama  badin 16-kii kulan ee ugu dambeeyay horyaalka La Liga ee ay la ciyaartay Osasuna (11 waa badiyeen halka   ay bar bar dhac galeen 5) tan iyo guuldaradii 0-1 ee January 2011, waa rikoorkoodii ugu dheeraa ee guuldaro la’aanta ah ee ay ka haystaan Osasuna.
*iyadoo la joogo garoonka Real, Real Madrid lagama badin mid ka mid ah 15-kii kulan ee ugu dambeysay oo ay la ciyaarto Osasuna horyaalka La Liga (12 badis  3 bar bar dhac ), tan iyo guuldaradii 0-3 ee April 2004, inkastoo labadii kulan ee ugu dambeysay ay ku dhamaadeen barbaro.
*Osasuna ayaa laga badiyay afartii kulan ee ugu dambeeyay oo ay booqato kooxaha gobolka Madrid ee La Liga, lagama badin shan ama wax ka badan oo isku xigta oo ay la kulmaan kooxahan tan iyo sideed guuldarro oo xiriir aheyd intii u dhaxeysay June 2013 iyo April 2017.
*Real ayaa badisay 7 ka kid ah 8-dii kulan ee La Liagah ka iyaareen xilli ciyaareedka 2023/2024 walba afar ka mid ah shabaqooda waa ilaalsadeen
 

Related



Source link