Chelsea waxa ay kulankaan galayaan iyadoo ay isha ku hayaan in ay gaarana guul xariir oo horyaalka ah tan iyo bishii March
Xogta Kulanka
*Guushii kali ah ee Burnley 16 kulan oo Premier League ah oo ay la ciyaartay Chelsea waxay ahayd 3-2  xiligaas oo ay banaanka garoonkooda ku ciyaareen Agoosto 2017, markaasoo Blues ay ahayd kooxda difaacanaysa horyaalka (4 bar bar dhac, 11 guul darro
* Chelsea ayaa badisay 7 ka mid ah sideedii kulan ee ay booqatay garoonka Turf Moor ee Premier League, halka kulanka kalena ay barbaro gashay.
*Burnley ayaa laga badiyay shan kulan oo isku xigta oo horyaalka ah oo ay ku wajahday Chelsea garoonka Turf Moor, waana guuldaradii ugu dheereyd  oo gurigeeda ah waliba hal koox ay kala kulmaan dhacadaas.
*Guushii Burnley ee Luton Town Talaadadii ayaa ahayd guushoodii ugu horeysay ee 11 kulan oo Premier League ah.
*Chelsea ayaa laga yaabaa inay badiso kulan xiriir ah oo Premier League ah markii ugu horeysay tan iyo bishii March, halka ay ugu dambeysay oo ay guulo xiriir ah oo soo laabasho ah ka gaarto horyaalka sanad ka hor.
*Raheem ayaa noqon kara ciyaaryahankii ugu horeeyay horyaalka ee Burnley shabaqooda ku booqday sedex koox kala duwan , waxa uu sidaas kaga soo sameeyay Man City iyo Liverpool
 

Related



Source link