LATEST ARTICLES

Shkodran Mustafi Oo Arsenal U Sheegay Go’aanka Ku Aadan Mustaqbalkiisa Kooxda

0
Daafaca Arsenal Shkodran Mustafi ayaa lagu soo waramayaa inuu u sheegay kooxda inuu doonayo inuu baxo ka dib markii uu diiday Heshiis cusub oo ay kooxdu u soo bandhigtay. Heshiiska xiddiga 28...

Alisson Oo Isha Ku Haya In Uu Shabaqiisa Ilaashado Markii Ugu Horaysay Muddo Sanad...

0
Kooxda Liverpool ayaa markii ugu horaysay caawa ku ciyaari doonta garoonkeeda tartanka Champions League xilli ciyaareedkan. Liverpool ayaa marti galinaysa kooxda yar ee Midtjylland kulankoodii 2-aad ee tartanka xilli ciyaareedkan kadib markii...

Shaxda Ugu Fiican Todobaadka Premier League Oo La Soo Saaray

0
Waxa xalay la soo afjaray todobaadkii 6-aad ee horyaalka premier League iyada oo la ciyaaray todobaad la yaab leh oo ay kooxaha waaweyn wada kufeen. Kooxaha Liverpool iyo Tottenham ayaa ah kooxaha...

Jamie Carragher Oo Magacaabay Kooxda Uu Doonayo In Ay Ku Guulaysato horyaalka Hadii Ay...

0
Jamie Carragher ayaa sheegay inuu jeclaan lahaa inuu Jose Mourinho Tottenham kula guulaysto horyaalka premier League hadii ay Liverpool ku fashilanto difaacashada horyaalka. Mourinho ayaa 3 premier League kula guulaystay Chelsea waxana...

Ole Gunnar Solskjaer Oo Magacaabay Xiddiga Man United U Laadi Doona Rikoodhayaasha, Fernandes Mise...

0
Tababaraha Manchester United Ole Gunnar Solskjaer ayaa xaqiijiyay in Bruno Fernandes uu sii wadi doono laadashada rikoodhayaasha kooxda inkasta oo uu ku dhawaaday in laga qabto kulankii 2-aad oo xidhiidh ah. Xiddiga...

Khabib Nurmagomedov Mise Justin Gaethje? Cristiano Ronaldo Oo Saadaaliyay Kulanka Feed-Feedka Ah Ee Sida...

0
Xiddiga kooxda Juventus ee Cristiano Ronaldo ayaa taageeraya Khabib Nurmagomedov si uu uga adkaado Justin Gaethje kulanka aadka loo wada sugayo ee UFC 254. Loolanka loogu jiro suunka “The lightweight” ayaa soo...

Lionel Messi Oo Sii Dheeraystay Rikoodh cajiib Ah Oo Uu Ku Leeyahay Champions League.

0
Xiddiga kooxda Barcelona ee Lionel Messi ayaa sii dheeraystay rikoodh cajiib ah oo uu ku lahaa tartanka Champions League kadib goolkii uu ka dhaliyay kooxda Ferencváros. Lionel Messi ayaa goolasha furay kulankii...

Xiddig U Ciyaara Chelsea Oo Looga Saaray Waajibaadka Xulka Qarankiisa Shaki Xanuunka Korona Ah.

0
  Xiddiga daafaca Bidix uga ciyaara kooxda Chelsea ee Ben Chilwell ayaa kulanka uu xulka qaranka England la ciyaari doono Belguim ku seegay xanuun Looga shakisanyahay Korona. Daafaca Bidix ayaa chelsea ku soo...

Man City Oo Mid Ka Mid Ah Xiddigaheeda Ka Dhigeysa Midka Ugu Mushaarka Badan...

0
  Man City ayaa qorsheyneysa in Kevin De Bruyne ka dhigaan xiddiga ugu mushaarka taariikhda kooxdaas. Triblefootball ayaa soo xiganeysa in City a doonayaan in hishiis cusub ka saxiixdaan laacibkaas waliba wadahadalada ay...

Lionel Messi Oo La Xaqiijiyay In Uu Ogolaaday In Uu Ku Biiro Man City.

0
  Manchester City ayaa awood u yeelan doonta inay la soo saxiixato Lionel Messi xagaaga 2021 haddii ay fursaddu soo baxdo sida uu sheegay madaxa hawlgallada kooxda ee Omar Berrada. Man City ayaa...