Ronaldo ayaa hogaanka u haya gooldhalinta horyaalka Saudi League, kadib markii ay dhamaadeen kulamadii wareega 9-aad ee horyaalka.
Xiddiga Al-Nasr ee Cristiano Ronaldo ayaa ku sii adkaysanaya kaalinta kowaad ee gool dhalinta horyaalka sucuudiga isaga oo dhaliyay 10 gool inkasta oo uuna wax gool ah dhalin todobaadkan.
Moussa Dembele oo u ciyaara kooxda Al-Ettifaq ayaa ku jira kaalinta 2-aad isaga oo dhaliyay 7 gool.
Xiddigaha Sadio Mane, Alexander Mitrovic, Salem Al-Dosari, iyo Malcom, Al-Hilal ayaa isku goolal ah iyaga oo dhaliyay min 6 gool.
Xiddigaha Abdul Razzaq Hamdallah, Odion Ighalo, Firas Al-Braikan Iyo Anderson Talisca ayaa dhamaantood wada leh min 5 gool.
1- Cristiano Ronaldo “Al-Nasr”: 10 gool
2-Moussa Dembele “Al-Ettifaq”: 7 gool
3- Sadio Mane “Al-Nasr”: 6 gool
3- Alexander Mitrovic “Al Hilal”: 6 gool
3- Salem Al-Dosari “Al-Hilaal”: 6 gool
3- Malcolm “Al Hilaal”: 6 gool
3- Murad Patna “Al-Fateh”: 6 gool
4- Abdul Razzaq Hamdallah “Al-Itixaad”: 5 gool
4- Firas Al-Braikan “Al-Fateh”: 5 gool
4- Odion Ighalo “Al-Wahda”: 5 gool
4-Anderson Talisca “Al Nasr”: 5 gool
4- Christian Thilo “Al-Fateh”: 5 gool
3- Fabio Martinez “Al-Khaleej”: 4 gool
3- Bernand Mensah “Al-Tai”: 4 gool
3- Fashion Sakala “Al-Fayxaa”: 4 gool

Related



Source link