Gareth Bale Oo Ka Farxiyay Man United, Muxuu Sameeyay?

0
  Xiddiga garabka uga ciyaara kooxda Real Madrid ee Gareth Bale ayaa albaabka u furay ku laabashada Premier League xilli ay Man United u calaamadsatay badalka Jadon Sancho. Red Devils ayaa isaga hadhaysa...

Salah, Bale, Ings, Alacantara, Telles & Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Suuqa Kala Iibsiga.

0
Waxa si Rasmi ah Albaabada loogu furay suuqa kala iibsiga xagaaga kaas oo ay kooxuhu haatan samayn karaan saxiixyada xiddigaha ay doonayaan. Xagaagan oo noqon doona midka ugu dheer taariikhda suuqa kala...

Neymar ” Ciil Ayaa Iga Haya In Aan Ilkaha Ka Ridin Alvaro Gonzalez”...

0
  Kulankii xalay PSG iyo Marseille ee lagu garaacay saaxibada Neymar ayaa waxaa hareeyay dagaal keenay in 5 ciyaartooy kaarka cas ay ku qaataan kulankaas. Dhanka PSG waxa ay qaateen sedex kaar cas...

Hordhac: Chelsea vs Brighton – Lampard Oo Hubkiisa Ugu Culus Tijaabinaya, Shaxda Macquulka Ah...

0
Chelsea ayuu xili ciyaareedka cusub ee 2020-21 ugu bilaabmayaa safar ay ugu tegayso Brighton oo ku martigelinaysa garoonka Amex Stadium, waxaanu Frank Lampard dhexda u xidhanayaa sidii uu u muujin lahaa...

Man United Oo Heshay Wado ay Kula soo Saxiixato Xidig Dhawaan Naadigiisu Heerka Labaad...

0
Manchester United ayaa lagu soo waramayaa in loo sheegay inay miiska saaraan lacag dhan 50 milyan oo euro hadii ay doonayaan saxiixa xiddiga garabka ka ciyaara ee David Brooks xagaagan. Kooxda Lagu...

Maxaa Ka Taqaan TOBANKA Xiddig Ee Ka Soo Jeeda Qaarada Africa Ee Goolasha Ugu...

0
  Horyaalka premier League ayay kasoo ciyaareen xiddigo badan oo ka soo jeeda qaarada Africa kuwaas oo wacdaro ka dhigay gooall badana ka dhaliyay. Halyeeyga Chelsea ee Didier Drogba ayaa ah xiddiga ugu...

Thiago Alcantara Oo La Xaqiijiyay Haatanba Heshiis La Gaadhay Laba Kooxood..

0
  Madaxweynihii hore ee kooxda Bayern Munich ee Uli Hoeness ayaa xaqiijiyay laba kooxood oo uu Thiago Alcantara haatanba heshiis la gaadhay xilli uu doonayo in uu isaga tago kooxda. Kooxda Liverpool ayaa...

War Cad : Houssem Aouar Oo Qaatay Go`aanka Kama Dambeysta Ah Ee Mustaqbalkiisa Lyon...

0
  Xididga kooxda Lyon ee Houssem Aouar ayaa lagu waramayaa in uu qaatay go`aan la xariira mustaqbalkiisa kooxda reer France . Wiilkaas asalkiisu yahay Algeria ayaa xagaagaan lala xariirinayaa dhowr koox oo ay...

Xidig Ka tirsan Arsenal Oo ka hor Istaagay Qorsho ay Suuqa Ka Damacsanayd ?

0
Xiddiga khadka dhexe ee Mohamed Elneny ayaa qaab ciyaareed cajiib ah soo bandhigay kulankii ay Arsenal guusha ka gaadhay kooxda Fulham kulan ka tirsanaa horyaalka premier League. Xiddiga khadka dhexe ee Mohamed...

Xidiga Ay Man United Ku Raad Joogtay Sergio Reguilon Oo Codsigiisa U Gudbiyay Kooxda...

0
Sergio Reguilon ayaa qorsheynaya inuu amaah ugu laabto Sevilla taas oo dhirbaaxo weyn ku ah kooxda Man United oo doonaysa saxiixa xiddiga. United ayaa lagu soo waramayaa inay isha ku heyso inay...