Kooxda Arsenal ayaa albaabka dambe ka gashay taariikhda premier League kadib markii ay Man City ku guulaystay horyaalka premier League.
Arsenal ayaa guuldaro kala kulantay kooxda Nottingham Forest taas oo keentay in ay Man City ku guulaystay horyaalka premier League.
Dad badan ayaa filayay in ay Arsenal ku guulaysato horyaalka premier League xilli ciyaareedkan kadib sidii fiicnayd ee ay u ciyaartay qaybtii hore.
Arsenal ayaa 248 maalin hogaanka u haysay horyaalka premier League xilli ciyaareedkan kadib markii ay si fiican ku bilaabatay xilli ciyaareedka.
Kooxda Arsenal ayaa noqotay kooxdii ugu horaysay ee horyaalka premier Legaue u haysay 248 maalin laakiin ku fashilanta in ay ku guulaysato horyaalka premier League.

Related



Source link