Zinedine Zidane Oo Isku Qoray Taariikhda Real Madrid Ee Horyaalka La Liga.

0
49

 

Kadib guushii Real Betis Tababaraha Kooxda Real Madrid ee Ziendine Zidane ayaa gaadhay dhay guushiisii 100-aad ee horyaalka La Liga.

Tababaraha reer France ayaa kooxda Real Madrid hogaamiyay 147 kulan oo horyaalka La Liga ah 45 kulan oo marti ah iyo 55 kulan oo Minin ah.

Kulamadaas kooxda Zidane ayaa dhalisay 342 gool iyaga oo laga dhaliyay 142 gool horyaalka La Liga.

Kaliya Miguel Munoz ayaa badiyay kulamo ka badan kulamada Zidane isaga oo hogaaminaya Real isaga oo badiyay 257 gool

Kooxda Real Madrid ayaa kulankii Real Betis gaadhay guusheedii ugu horaysay ee horyaalka La Liga xilli ciyaareedkan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here