Xiddigaha Ugu Mushaharka Badan Premier League Oo La Soo Saaray Kadib Heshiiskii Cusbaa Ee Aubameyang

0
41

 

Kabtanka kooxda Arsenal ee Pierre-Emerick Aubameyang ayaa noqday xiddiga ugu mushaharka badan kooxda Arsenal kadib markii uu qalinka ku duugay heshiis cusub oo 3 sano ah.

Pierre-Emerick Aubameyang ayaa la mushahar ah xiddiga khadka dhexe ee Mesut Ozil kaas oo todobaadkii jeebka ku shubta lacag dhan 35 kun oo Ginin.

Si kasta ha haaatee wali Goolhayaha kooxda Man United ee David De Gea ayaa ah xiddiga ugu mushaharka badan horyaalka premier League isaga oo todobaadkii jeebka ku shubta lacag dhan 375 kun oo Gini.

Hadab Sportsmail ayaa soo bandhigtay xiddigaha ugu mushaharka badan horyaalka premier League.

  1. David De Gea £375,000-a-week
  2. Pierre-Emerick Aubameyang £350,000-a-week
  3. Mesut Ozil £350,000-a-week
  4. Raheem Sterling £300,000-a-week
  5. Paul Pogba £290,000-a-week
  6. Kevin De Bruyne £280,000
  7. Anthony Martial £250,000-a-week
  8. Sergio Aguero £220,000-a-week
  9. Mohamed Salah £220,000-a-week
  10. Harry Kane £200,000-a-week
  11. Ben Chilwell £190,000-a-week
  12. Virgil van Dijk £180,000-a-week

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here