Xaqiiqooyinkii Laga Diwaan Galiyay Xasuuqii Leicester City Kula Kacday Man City.

0
54

 

Kooxda Man City ayaa xasuuq kala kulantay kooxda Leicester City kulan ka dhacay Etihad Staduim kulan ka tirsanaa horyaalka premier League todobaadkii 3-aad.

Kooxda Man City oo goolka ku hor martay ayaa laga dhaliyay 5 gool kulan Man City 3 rikoodhe lagu dhigay si weyna looga awood badnaa.

Hadaba waxa aan halkan ku soo bandhigi doonaa xaqiiqooyinkii laga diwaan galiyay kulankii la xasuuqday Man City

1.Leicester City ayaa badisay mid kasta oo ka mid ah 3-dii kulan ee ugu horeeyay horyaalka prmeier League markii ugu horaysay ee taariikhdooda.

2.Markii ugu horaysay 686 kulan ee uu tababare ahaa Koox uu Pep Guardiola hogaaminayo ayaa laga dhaliyay 5 gool sidoo kale waa markii ugu horaysay 438 kulan ee Etihad Stadium Man City looga dhaliyo 5 gool tartamada oo dhan.

3.Markii ugu horaysay 323 kulan tartamada oo ah tababare Pep Guardiola ayaa markii ugu horaysay koox uu hogaaminyaya 4 gool laga dhaliyay qaybta hore.

4.Leicester City ayaa noqotay kooxdii ugu horaysay ee taariikhda premier League dhalisa 3 gool oo rikoodhe ah kulan kaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here