WARBIXIN: 20-kii Saxiix Ee Ugu Qaalisanaa Ee Xagaaga Laga Sameeyay Premier League.

0
47

 

Waxa xalay si Rasmi ah u xidhmay suuqa kala iibsiga xagaaga kaas oo ahaa mid aad u la yaab leh marka loo eego in ay kooxu inta badan doonayeen heshiisyo amaah ah ama saxiixyo xor ah.

Kooxda chelsea ayaa lacagta ugu badan galisay suuqa kala iibsiga xagaagan iyaga oo suuqa galiyay wax ka badan 200 oo milyan oo euro iyaga oo kula soo wareegay 7 xiddig.

Kooxaha Kale ayaa dhankooda sameeyay saxiixyo ay ku doonayeen in ay ku xoojiyeen kooxdooda iyaga oo la soo saxiixday xiddigaha ay doonayaan.

Arsenal ayaa dhankeeda ugu dambayn xalay heshay saxiix ay xagaaga oo dhan doonaysay markii ay dhamaystirtay saxiixa xiddiga khadka dhexe ee Thomas Partey.

Hadaba kadib markii uu si Rasmi ah u xidhmay suuqa kala iibsigu waxa la soo saaray 20-kii xiddig ee ugu qaalisanaa suuqa kala iibsiga xagaaga prmeier League.

1. Kai Havertz (Bayer Leverkusen to Chelsea) £71m
2. Ruben Dias (Benfica to Man City) £62m
3. Timo Werner (RB Leipzig to Chelsea) £48m
4. Diogo Jota (Wolves to Liverpool) £45m
5. Ben Chilwell (Leicester to Chelsea) £45m
6.Thomas Partey (Atletico Madrid To Arsenal) £45m
6. Nathan Ake (Bournemouth to Manchester City) £41m
7. Donny van de Beek (Ajax to Manchester United) £40m
8. Hakim Ziyech (Ajax to Chelsea) £36m
9. Fabio Silva (Porto to Wolves) £35m
10. Wesley Fofana (St Etienne to Leicester) £32m
11. Ollie Watkins (Brentford to Aston Villa) £28m
12. Nelson Semedo (Barcelona to Wolves) £27.6m
13. Gabriel Magalhaes (Lille to Arsenal) £27m
14. Rodrigo (Valencia to Leeds) £26m
15. Timothy Castagne (Atalanta to Leicester) £25m
16. Rhian Brewster (Liverpool to Sheffield United) £23.5m
17. Diego Llorente (Real Sociedad to Leeds) £22m
18. Edouard Mendy (Rennes to Chelsea) £22m
19. Allan (Napoli to Everton) £22m
20. Ferran Torres (Valencia to Manchester City) £21m

Source: somalifootball.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here