Wararkii Ugu Dambeeyay Suuqa Kala Iibsiga Ciyaartoyda Oo Ay Caawa Qoreen Wargeysyada Ugu Caansan Yurub

0
37

Salaamu Caleykum dhamaan Akhristayaasha ku xiran Shabakadda Laacibnet, kusoo dhawaada xubintii aan diirada ku saareynay wararkii ugu dambeeyay suuqa kala iibsiga ciyaartoyda.

Wali waxaa furan suuqa kala iibsiga ciyaartoyda horyaalada yurub, dhamaan kooxahana waxey heystaan fursado isku mid ah oo ay saxiixyo cusub ku sameyn karaan, waxaan idiin soo gudbin doonaa xaaladahii ugu dambeeyay inagoo sameyn doona xigasho.

Shabakadda LaacibNet masuul kama ahan xaqiiqda iyo jiritaanka warka maadaama aan u xaglinay

Jurgen Klopp ayaa doonaya in saxiixyo cusub loo keeno ka hor inta uusan xirmin suuqa kala iibsiga ciyartoyda 5-ta October, kooxda waxaa lala xiriirinayaa Thiago Alcantara iyo Ismaila Sarr. (Mirror).

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here