Tababare Lampard Ayaa Ka Hadlay Hadii uciyaarayo Saxiixoodda Cusub E.Mendy

0
73
Tababaraha kooxda Chelsea ee Lamprad ayaa shaaca ka qaaday xaaladda goolhayihiisa cusub ee Mendy oo ku aadan in uu ciyaari karo kulanka beri ee West Bromwich.

Chelsea ayaa beri marti ugu ah kooxdaas West Bromwich kulan ka tirsan wareegga sedexaad ee horyaalka Ingiriiska

Macalin Lampard ayaa yiri ” Mendy  kulankaas kuma soo bilaabanayo , waayo kooxda lama tababaran”

Mar la weydiiyay in hishiiska Mendy uu yahay koodii ugu dambeeyay ee suuqa xagaaga waxa uu macalinka yiri” dhab ahaantyii wax jawaab uma hayo arintaas”.

Mar kale ayaa wax laga weydiiyay xaaladda goolhayahoodii koowaad ee Kepa wax auu yiri Lampard ” waan la hadlayaa baslwe waa hubaal loolan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here