Shaxda Waalida Ah Ee Uu Jose Mourinho Ku Ciyaari Doono Xilli Ciyaareedkan Kadib Imaatinka Xiddigaha Sergio Reguilon & Gareth Bale

0
44

Kadib qaab ciyaareedkii xumaa ee ay kooxdu soo bandhigtay kulankii ugu horeeyay madaxweynaha Tottenham ayaa go’aansaday in uu jeebka gacanta galiyo si uu u xoojiyo kooxda.

Kooxda Tottenham ayaa ku dhaw in ay dhamaystirto saxiixa xiddigaha kooxda Real Madrid ee Sergio Reguilon & Gareth Bale inta lagu jiro suuqa xagaagan.

Tababare Jose Mourinho ayaa doonaya in uu dhiso koox u tartanta koobabka xilli ciyaareedkan isaga oo doonaya in uu xoojiyo kooxdiisa xagaagan.

Wargayska Sports Mail ayaa soo bandhigay halka ay xiddigaha Sergio Reguilon & Gareth Bale ka gali doonaan shaxda Tottenham hadii ay ku soo biiraan xagaaagan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here