Shaxda Ugu Fiican Todobaadkii 2-aad Ee Horyaalka La Liga Oo La Soo Saaray.

0
52

 

Shabakada Whoscored ayaa soo saartay shaxda ugu fiican toobaadka 2-aad ee horyaalka La Liga kadib markii la soo afjaray shalay oo Axad ahayd.

Kooxda Atletico Madrid ayaa shaxda ku leh xiddigaha ugu badan kadib markii ay guul weyn ka gaadhay kooxda Granada kulan ay ku badisay 6/1.

Atletico Madrid ayaa 5 xiddig ku leh shaxda iyada oo ay hogaaminayaan xiddigaha Luis Suarez iyo Joao Felix kuwaas oo qaab ciyaareed cajiib ah soo bandhigay.

Dhanka kale kooxda Barcelona ayaa shaxda ku leh 2 xiddig kuwaas oo kala ah Jordi Alba iyo da’yarka Ansu fat.

Kooxaha Real Madrid iyo Huesca ayaa dhankooda shaxda ku leh min hal xiddig halka kooxda Real Sociedad shaxda ku leedahay 2 xiddiga.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here