Shaxda Ugu Fiican Todobaadka 4-aad Ee Premier League Oo La Soo Saaray.

0
58

 

Waxa la soo afjaray todobaadkii 4-aad ee horyaalka premier League iyada oo ay dheceen lama filaan waaweyn kulamadii sabtidii iyo Axadii la ciyaaray.

Kooxaha Liverpool & Man United ayaa la kulmay guuldarooyinkii ugu waaweynaa sanadihii ugu dambeeyay kadib markii looga kala badiyay 6/1 iyo 7/2.

Kooxaha Aston Villa iyo Tottenham ayaa dhulka ku jiiday labada kooxood ee ugu Taariikhda weyn Premier League ee Liveprool iyo Man United .

Kadib markii la soo afjaray wareega 4-aad ee premier League waxa la soo saaray shaxda ugu fiican todobaadkii 4-aad ee horyaalka premier League.

Kooxda Aston Villa oo garaacday Liverpool oo difaacanaysa horyaalka prmeier League ayaa xiddigaha ugu badan ku leh shaxda iyaga oo ku leh 3 xiddig.

Kooxaha Tottenham Iyo Chelsea ayaa dhankooda 2 xiddig ku leh halka kooxaha Everton, Man City iyo West Ham ku leeyihiin shaxda min hal xiddig.

Premier League Team of the Week - Ollie Watkins, Harry Kane, Son Heung-min - Sports Mole

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here