Shaxda Ugu Fiican Liverpool Ee Casriga Premier League Oo La Soo Saaray.

0
41

 

Kooxda Liverpool ayaa muddo dheer ka ciyaaraysay horyaalka premier Leageu iyaga oo xilli ciyaareedkii dhamaaday ku guulaystay horyaalka premier League markii ugu horaysay muddo 30 sano ah tan ilaa markii loo bixiyay magaca Premier League.

Liverpool ayay horyaalka premier League u soo ciyaareen xiddigo aad u badan kuwaas oo wacdaro ka dhigay tartanka kulamo badan iyo goolal badana u ciyaaray una dhaliyay.

Xiddiga la odhan karo waa midka ugu fiican Liverpool casriga premier League ayaa ah Steven Gerrard kabtankii hore ee kooxda Liverpool.

Habada Shabakada Goal.com ayaa soo saartay ama soo xushay shax ay ka samaysay xiddigihii uu fiicnaa Liverpool Premier League.

Xiddigaha haatan Liverpool u ciyaara ee Salah & Mane ayaa hogaaminaya weerarka iyaga oo uu wehelinayo xiddiga Luis Suarez.

Image

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here