Shaxda rasmiga ah Kooxaha Brighton iyo Man United ee Premier League oo la shaaciyey

0
57

Kooxda Brighton & Hove Albion ayaa garoonkeeda The American Express Community ku soo dhaweyn doonto naadiga Manchester United, si ay u wada ciyaaraan ciyaar ka tirsan kulamada Isbuuca Saddexaad ee horyaalka Premier League

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Brighton & Hove Albion iyo Manchester United ee horyaalka Premier League.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Brighton XI:

Man United XI:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here