Shaxda Rasmiga Ah Ee Man City Vs Leicester City: Guardiola Oo Sterling Ku Bilaabay Weerarka Tooska Ah.

0
50

 

Tababaraha Kooxda Man City ee Pep Guardiola ayaa soo saaray shaxda uu kaga hor tagi doono kooxda Leicester City Kulan ka dhacaya Etihad Staduim.

Tababaraha Kooxda Man City ee Pep Guardiola ayaa soo saaray shaxda uu kaga hor tagi doono kooxda Leicester City Kulan ka dhacaya Etihad Staduim.

Pep Guardiola ayaa weerarka ku soo bilaabay xiddiga Sterling maadama uuna haysan xiddigo weerarka tooska ka ciyaara.

daafaca dhexe ee Laporte ayaa isagu kaydka ka soo muuqday kadib markii uu ka soo kabsaday xanuunka Korona.

Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka:

Man City: Ederson, Walker, Ake, Garcia, Mendy, Rodri, Fernandinho, De Bruyne, Foden, Mahrez, Sterling

Kaydka: Steffen, Zinchenko, Laporte, Torres, Delap, Doyle, Palmer

Leicester City: Schmeichel, Justin, Soyuncu, Evans, Castagne, Mendy, Amartey, Praet, Tielemans, Barnes, Vardy

Kaydka: Ward, Maddison, Albrighton, Iheanacho, Perez, Choudhury, Fuchs

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here