Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka Fulham vs Arsenal Yaa kusoo Bilaawday Labada Dhinac

0
41

Kooxda Arsenal oo uu maanta la bilaabanayo xilli ciyaareedkiisii koowaad ee dhammaystiran tababare Mikel Arteta ayaa booqanaysa dhigeeda ay London wada degen yihiin ee Fulham kulanka furitaanka xilli ciyaareedka 2020-21 ee Premier League.

Gunners ayaa bilaaban doona xilli ciyaareedka iyagoo isha ku haya inay saddexda dhibcood soo wada helaan si ay qaab wanaagsan ugu furtaan doorkan maadaama 2019-20 ay kusoo dhammaysteen qaab gaabis ah oo ay booska 8-aad galeen.

Dhinaca kale tababare Parker oo Fulham kasoo saaray heerka labaad ee horyaalada England ayaa diyaar u ah inuu bilawdo xilli ciyaareedka isagoo ku dedaali doona inuu kooxdiisa kusii hayo horyaalka.

Shaxda Kulankan Ee Labada Kooxood

Arsenal: Leno, Bellerin, Gabriel, Holding, Tierney, Maitland-Niles, Elneny, Xhaka, Willian, Aubameyang, Lacazette

Keydka: Macey, Saka, Ceballos, Pepe, Willock, Nketiah, Kolasinac

Fulham: Rodak, Ream, Hector, Odoi, Bryan, Onomah, Cairney, Reed, Kebano, Cavaleiro, Kamara

Keydka: Areola, Mitrovic, Knockaert, Cordova-Reid, Le Marchand, Christie, Anguissa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here