Shaxda Rasmiga Ah Ee Barcelona vs Villarreal: Ronald Koeman Oo Shax Adag Soo Xushay.

0
60

 

Tababaraha Kooxda Barcelona ee Ronaldo Koeman ayaa soo saaray shaxda uu kaga hor iman doono kooxda Villarreal kulan ka dhacaya garoonka Camp Nou.

Tababare Koeman ayaa weerarka shaxdiisa ku bilaabay xiddigaha Griezmann, Messi iyo Fati kuwaas oo hogaamin doona weerarka kooxda.

Sidoo kale waxa goolka ku bilowday Neto maadama uu Goolhayaha 1-aad ee Ter Stegen  dhaawac kaga maqanyahay kooxda.

Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka:

Barcelona: Neto; Sergi Roberto, Pique, Lenglet, Alba; Busquets, de Jong; Griezmann, Coutinho, Fati, Messi.

Villarreal: Asenjo; Gaspar, Albiol, Torres, Estupinan; Parejo, Coquelin, Chukwueze, Gomez; Moreno, Alcacer.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here