Shaxda Rasmiga Ah Ee Aston Villa Vs Liverpool: Jurgen Klopp Oo Is Badal Ku Sameeyay Shaxdiisa.

0
50

 

Tababare Jurgen Klopp ayaa soo saaray shaxda uu kaga hor tagi doono kooxda Aston Villa kulan ka dhici doona garoonka Villa Park kana tirsan premier Legaue.

Kabtan Jordan Henderson ayaa kaydka ku soo bilowday xilli uu Goolhaye Alisson sidii aan horay u sheegnay seegay kulanka sabab la xidhiidha dhaawac.

Xiddiga Jota ayaa dhanka kale ku bilowday booskii uu ka dhaawacmay Sadio Mane isaga oo ka ciyaaraya weerarka tooska ah ee Liverpool.

SHaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka:

Aston Villa:Martinez, Cash, Konsa, Mings, Targett, Luiz, McGinn, Barkley, Grealish, Trezeguet, Watkins.

Kaydka: Steer, Hourihane, Traore, Nakamba, El Ghazi, El Mohamady, Davis.

Liverpool: Adrian, Alexander-Arnold, Gomez, Van Dijk, Robertson, Fabinho, Wijnaldum, Keita, Salah, Firmino, Jota.

Kaydka: Kelleher, Milner, Henderson, Jones, Minamino, Origi, Williams.

Source: somalifootball.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here