Shaxda Macquulka Ay Barcelona Caawa Ku Ciyaarta Kulankeedii Ugu Horeeyay Ee La Liga.

0
58

 

Kooxda Barcelona ayaa caawa bilaaban doonta horyaalka La Liga xilli ciyaareedkan kulankoodii ugu horeeyay ee xilli ciyaareedka cusub.

Barcelona ayaa kulanka soo galaysa iyada oo uu is badal weyn ku dhacay tan ilaa kulankii ugu horeeyay iyada oo ay xiddigo badan ka tageen kooxda sidoo kale tababare hogaaminayo.

Ronald Koeman ayaa xulan doona shaxdiisii ugu horaysay ee Barcelona ee kulan Rasmi ah xilli uu doonayo in uu kooxda ku hogaamiyo horyaalka La Liga xilli ciyaareedkan.

Xiddiga Griezmann ayaa hogaamin doona weerarka Barcelona kadib markii uu Luis Suarez isaga tagay kooxda Kuna biiray kooxda Atletico Madrid.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here