Shaxda Laga Yaabo In Ay Man United Kaga Hor Tagto Newcastle United.

0
35

 

Kooxda Man United ayaa isku diyaarinaysa in ay ka soo laabato guuldaradii ceebta ahayd ee ka soo gaadhay kooxda Tottenham ka hor fasaxii xulalka marka ay la ciyaari doonaan kooxda Newcastle.

Red Devils ayaa 4 gool laga dhaliyay qaybtii hore ee ciyaarta kadib markii ay gool rikoodhe ah ku hor mareen kulanka ka dhacay Old Trafford.

Kooxda Man United aya kulanka Newcastle ku hubaysnaan doonta saxiixyada cusub iyaga oo doonaya in ay ku soo laabtaan wadada guulaha kulanka.

Hadaba waxa aan halkan ku soo bandhigi doonaa shaxda laga yaabo in ay man United ku soo gasho kulanka ay la ciyaari doonto Newcastle.

4-2-3-1): De Gea; Wan-Bissaka, Bailly, Maguire, Telles; Van de Beek, Matic; Greenwood, Fernandes, James; Rashford

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here