Shaxda Laga Yaabo In Ay Chelsea Caawa Kaga Hor Tagto Tottenham, Miyuu Goolhaye Mendy Ciyaarayaa.

0
53

 

Kulan adag ayaa caawa dhexmari doona kooxaha Tottenham iyo Arsenal kulan ka tirsan wareega 16-kaa ee tartanka Carabao cup-ka xilli ciyaareedkan.

Frank Lampard ayaa doonaya in uu garaaco tababarihiisii hore ee Jose Mourinho marka uu caawa kaga hor iman doono kulanka Caraboa Cup-ka.

Tabababre Lampard ayaa xaqiijiyay in uu Goolhaye Mendy taam buuxa u noqon doono kulanka waliba ciyaari karo kulanka caawa ee Tottenham.

Sidoo kale Lampard ayaa is badal weyn ku samayn doono dhanka shaxdiisa isaga oo fadhiisin doona xiddigaha muhiimka ah si uu ugu nasiyo premier League.

Laakiin Lampard ayaa haysan doona dookhyo badan oo uu ka soo xulan doono shaxdiisa marka loo eego in ay xiddigo ka buuxaan kooxda.

hadaba wargayska Sports Mole ayaa soo bandhigay sida ay noqon karto shaxda ay Blues kaga hor tagi doonto kooxda Tottenham.

Possible CHE XI vs. TOT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here