Real Madrid Oo Lamabarkii Gareth Bale Ku Wareejisay Ciyaartooy Kale Iyo Lambar Cusub Ee Uu Xeranayo Junior

0
47

 

Kooxda Real Madrid ayaa shaaca ka qaaday lambarada ay xeranayaan qaar ka mid ah ciyaartooyda kooxda ee xilli ciyaareedkaan

Xiddiga Marco Assensio ayaa xeranaya lambarka 11-aad ee uu xeran jiray Gareth Bale kaasi oo u dhaw in uu u wareego Tottenham

Vinícius Júnior ayaa xeranaya lambarkii Assensio ee 20-ka halka Borja Mayoral uu xeranayo lambarka 16-aad

Goolhaye Thibaut Courtois ayaa xeranaya lambarka 1-aad inkastoo goolhayahaas uu jecel yahay lambarka 13-aad

Ugu Dambeyn Álvaro Odriozola oo ka soo laabtay amaah ayaa xeranaya lambarka 19-aad halka Martin Ødegaard uu xeranayo lambarka 21-aa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here