Real Madrid Oo 6 Gool Ku Badisay Kulankeedii Ugu Horeeyay Ee Isku Diyaarinta Xilli Ciyaareedka Cusub

0
38

 

Real Madrid cruised to a 6-0 win over Getafe on Tuesday, in what was their first and last pre-season friendly before their LaLiga Santander campaign gets underway on Sunday.

Kooxda Real Madrid ayaa 6/0 ku xasuuqday kooxda Getafe kulan ka tirsan isku diyaarinta kooxda ee xilli ciyaareedka cusub ee 2020/2021.

Kulanka ayaa ahaa mid saaxiibtinimo ah oo ay Albaabadu u xidhnaayeen waxana lagu ciyaaray garoonka tababarka ee kooxda Real Madrid.

Weeraryahanka reer France ee Karim Benzema ayaa soo bandhigay qaab ciyaareed cajiib ah isaga oo 4 gool dhaliyay kulanka.

Kabtanka Real Madrid ee Sergio Ramos iyo waliba xiddigo ka mid ah kooxda da’yarka ayaa dhankooda dhaliyay 2 gool ee kale ee ay Los Blancos dhalisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here