Real Betis Vs Real Madrid: Zidane Oo Shac Cusub Oo Soo Galay.

0
75

 

Tababaraha Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa soo saaray shaxda uu kaga hor iman doono kooxda Real Betis kulan ka tirsan horyaalka La Liga.

Zidane ayaa shax cusub oo khadka dhexe ah soo magacaabay isaga oo 4 xiddig oo khadka dhexe ah ku soo galay iyo weeraryahan.

Xiddigaha Casemiro iyo Fede Valverde ayaa ku soo bilowday shaxda real Madrid halka uu xiddiga Luka Jovic weerarka la hogaaminayo Karim Benzema.

Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka:

Real Betis: Joel; Emerson, Mandi, Bartra, Alex Moreno; Guido, William; Joaquín, Canales, Fekir; Sanabria.

Real Madrid: Courtois; Carvajal, Varane, Ramos, Mendy; Casemiro, Kroos, Valverde, Odegaard; Jovic, Benzema

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here