RASMI: Zinedine Zidane Oo Soo Saaray Liiska Xiddigaha Ugu Kaga Hor Tagi Doono Real Betis.

0
71

 

Tababaraha Kooxda Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa soo saaray Liiska xiddigaha uu kaga hor tagi doono kooxda Real Betis kulan ka tirsan horyaalka La Liga.

Kooxda Real Madrid ayaa marti u noqon doonta kooxda Real Betis todobaadkii 3-aad ee horyaalka La Liga kulan ay doonayaan in ay gaadhaan guulshii ugu horaysay.

Liiska ayay ka maqanyihiin xiddigaha Eden Hazard iyo Asensio kuwaas oo aan taam u ahayn in ay ka qayb qaataan kulanka Sabtida ee horyaalka.

Laakiin waxa ku soo laabtay Liiska xiddiga Isco kadib markii uu ka soo laabtay dhaawac uu ku seegay kulankii Real Sociedad.

REAL MADRID’S SQUAD LIST:

Goalkeepers: Courtois, Lunin and Altube.

Defenders: Carvajal, Sergio Ramos, R. Varane, Nacho, Marcelo, Odriozola and F. Mendy.

Midfielders: Kroos, Modrić, Casemiro, Valverde, Ødegaard and Isco.

Strikers: Benzema, B. Mayoral, Lucas V., Jović, Vini Jr. and Rodrygo.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here