RASMI : United Oo La Wareegtay Amad Diallo , Goorma Ayuu Imaanayaa

0
45

 

Man United ayaa ku. dhawaaqday hishiiska Amad Diallo oo ay kala soo wareegeen kooxda Atlanta waan xiddig ka ciyaara garabka middig .

Xiddigaan 18 sano jirka ayaa United  bartilmaameed u ahaa tan iyo sanakdii 2016-kii waana  xiddig mustaqbal weyn ku leh kubadda cagta

Laacibkaas ayaa United u imaanaya bsiah Janauray ee sanadka dambe waxaana ku baxday aduun gaaraya 40 milyan oo euro

Waxa uu noqonayaa Hishiiskii labaad ee ay United sameyso maanta ka dib saxiixii Telles.

Source: somalifootball.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here