RASMI : Thomas Party Oo Ku Biiray Arsenal , Imisa Sano Ayuu La Joogayaa

0
49

 

Ugu dambeyn , Arsenal ayaa ku guuleystay saxiixa Thomas Partey  oo ay kala soo  wareegeen Atletico Madrid waxaana kaga baxday aduun lacageed oo gaaraya 45 milyan oo euro

Laacibkaas ayaa saxiixay hishiis gaaraya 4 sano oo uu todobaadki ku qaadnayo aduun dhan 260 kun oo gini

Hishiiskaas ayaa ahaa mid muddo la sugayay waxa uuan yahay kii ugu weynaa Arsenal ee xagaagaaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here