RASMI: Robert Lewandowski Oo Loo Doortay Xiddigii Ugu Fiicnaa Tartanka Champions League Xilli Ciyaareedkii Hore.

0
53

 

Xiddiga weerarka uga ciyaara kooxda Bayern Munich ee Robert Lewandowski ayaa loo magacaabay weeraryahankii ugu fiicnaa champions League xilli ciyaareedkii hore.

Xiddiga reer Poland ayaa ahaa sababtii ugu weynayd ee ay Bayern Munich ugu guulaystay champions Leageu xilli ciyaareedkii hore isaga oo dhaliyay goolal muhiim ah.

Robert Lewandowski ayaa ku guulaystay gool dhaliyaha champions League isaga oo dhaliyay goolasha ugu badan ee tartanka xilli ciyaareedkii hore.

Xiddiga khabiirka ah ayaa sidaas darteed loo doortay weeraryahankii ugu fiicnaa ee xilli ciyaareedkii 2019/2020 ee tartanka champions League.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here