RASMI: Robert Lewandowski Oo Ku Guulaystay Abaalmarinta Xiddiga Ugu Fiican Yurub Sanadkan.

0
58

Xiddiga weerarka uga ciyaara kooxda Bayern Munich ee Robert Lewandowski ayaa ku guulaystay abaalmarinta xiddiga ugu fiican sanadka 2020 kadib xilli ciyaareed cajiib ah oo uu soo bandhigay.

Robert Lewandowski ayaa abaalmarinta ku garaacay xiddigo qaab ciyaareed fiican soo bandhigay oo ay ugu horeeyaan Kevin De Bruyne iyo Manuel Neuer.

Xiddiga Robert Lewandowski Ayaa dhaliyay goolal badan oo muhiim u ahaa kooxda Bayern Munich isaga oo kula guulaystay 4 koob oo tartamada oo dhan ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here