RASMI: PSG Ayaa Dhameystirtay Xidig Weyn Oo Ka Ciyaaara Horyaalka Talyaaniga

0
46

Kooxda PSG ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday in ay dhamaystirtay xdiigii kooxda AS Roma ee Alessandro Florenzi kaas oo qayb ka noqonaya mashruuca dib u qaabaynta markale ay maamulka PSG ka doonayaan kooxdooda.

PSG ayaa qalbi jab kala kulantay finalkii UEFA Champions league ee Bayern Munich laakiin waxay doonayaan in ay horumarkii ay sameeyeen halkiisa ka sii wadaan oo ay kooxdooda xoojin kale u sameeyaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here