RASMI: Man United Oo UEFA U Gudbisay 25-KA Xiddig Ee Ay Kaga Qayb Gali Doonto Wareega Group-yada Champions League.

0
51

Kooxda Man United ayaa UEFA u gudbisay Liiska xiddigaha ay kaga qayb qaadn doonto Wareega Group-yada tartanka champions League xilli ciyaareedkan.

Ole Gunnar Solskjaer ayaa gudbiyay 25 xiddig oo ay ku jiraan saxiixyada cusub ee Alex Telles, Facundo Pellistri, Edinson Cavani Iyo Donny van de Beek.

Sidoo kale Liiska waxa ku jira xiddigaha da’yarka ah ee kooxda 1-aad ka ciyaara ee Mason Greenwood, Teden Mengi Iyo Brandon Williams.

Kooxda Man United ayaa 20 bishan haatan lagu jiro la ciyaari doonta kooxda PSG kulankooda Furitaanka tartanka champions League.

Hadaba Halkan Hoose Kaga Bogo Liiska xiddigaha ay United u gudbisay UEFA:

Goolhayayaasha: David De Gea, Dean Henderson, Lee Grant.

Daafacyada: Eric Bailly, Tim Fosu-Mensah, Victor Lindelof, Harry Maguire, Luke Shaw, Alex Telles, Axel Tuanzebe, Aaron Wan-Bissaka, Brandon Williams, Teden Mengi

Khadka Dhexe: Bruno Fernandes, Fred, Daniel James, Jesse Lingard, Juan Mata, Nemanja Matic, Scott McTominay, Facundo Pellistri, Paul Pogba, Donny van de Beek.

Weerarka: Edinson Cavani, Odion Ighalo, Anthony Martial, Marcus Rashford, Mason Greenwood

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here