RASMI: Liverpool Oo UEFA U Gudbisay Liiska Xiddigaha Ay Kaga Qayb Qaadan Doonaan Champions League.

0
96

 

Kooxda Liverpool ayaa UEFA U Gudbisay Liiska xiddigaha ay kaga qayb qaadan doonto wareega Group-yada tartanka champions League xilli ciyaareedka cusub.

Kooxda Liverpool ayaa UEFA u gudbiyay 25 xiddig oo uu Klopp kaga qayb qaadan doono wareega Group-yada tartanka champions League xilli ciyaareedka.

Xiddigaha taamka u ah Liverpool sidoo kale xiddigaha da’yarka ayaa dhamaan ka soo muuqday Liiska xiddigaha ay Liverpool u gudbisay UEFA.

Xiddigaha cusub ee Thiago, Jota iyo Tsimikas ayaa ku jira Liiska xiddigaha uu Klopp kaga qayb qaadan doono tartanka champions League.

Hadaba Halkan Hoose Kaga Bogo Liiska xiddigaha Uu Klopp soo xushay:

Goolhayayaasha: Alisson, Adrian, Kelleher

Daafaca: Van Dijk, Robertson, Matip, Tsimikas, Gomez, Alexander-Arnold, Phillips, Williams, Van den Berg

Khadka Dhexe: Fabinho, Wijnaldum, Thiago, Keita, Shaqiri, Milner, Henderson, Oxlade-Chamberlain, Jones,

Weerarka: Firmino, Mane, Salah, Minamino, Jota, Origi.Elliott, Woodburn, Wilson

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here