RASMI: Juventus & Alvaro Morata Dib U Midoobay,Kadib Markii Ay Kala Soo Wareegtay Kooxda A.Madrid.Imisa Ayuu La Joogayaa?

0
58

 

Kooxda Juventus ayaa si rasmi ah u shaacisay in ay la  soo wareegeen Alvaro Morata , waxa uuna laacibkaas uu baasay tijaabada maalintii shalay  ka dib hishiis ay la gaareen Atletico Madrid

Laacibkaas 27 sano jirka  ayaa amaah hal xili ciyaareed ah ugu yimid  kooxdiisii hore Juve , waxaana ku jira qodob xusaya in mid dheeraad ah lagu dari karo ama in toos ay u iibsan karaan Juve.

Kaliya 10 milyan ayaa la xusayaa in Juve ay uga baxday amaahdaan , haddii xilli mciyaareed kale ku sii darsnayaan wax ay bxiinayaan 10 kale halka ay toos ugu iibsan karaan  aduun dhan 45 milyan oo euro

Warka waxa uu intaas ku darayaa in lacagta iibsiga ay Juve  u bixin doonto sedex qeyb waa haddii ay go`aanaka ah  in ay la wareegaan marka amaahda ay u dhamaato.

Atletico Madrid ayaa iyana dhankeeda la xaqiijiyay in ay la soo wareegeen Suarez-kii Barcelona

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here