RASMI: Inter Milan Oo Xaqiijisay In Ay Dhamaystirtay Saxiixa Aleksandar Kolarov

0
40

Kooxda Inter Milan ayaa si Rasmi ah u xaqiijisay in ay dhamaystirtay saxiixa xiddiga Aleksandar Kolarov kaas oo ay kala soo wareegtay kooxda Roma.

Xiddiga Aleksandar Kolarov oo 35 jir ah ayaa ku soo biiray kooxda Inter Milan kadib markii uu dhawr sano u ciyaaray Kooxda Roma.

Aleksandar Kolarov ayaa shalay ku baasay tijaabada caafimaadka Inter Milan isaga oo saaka qalinka ku duugay heshiiska uu ugu soo biiray inter.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here