RASMI: Inter Milan Oo Soo Saartay Liiska Xiddigaha Xiddigaha Ay Kaga Qayb Galayso Champions League.

0
55

 

Kooxda Inter Milan ayaa soo saartay Liiska xiddigaha ay kaga qayb gali doonaan wareega Group-yada tartanka champions League xilli ciyaareedkan.

Xiddiga khadka dhexe ee Radja Nainggolan ayaa hogaaminaya Liiska xiddigaha loo soo xushay Liiska xiddigaha ay Inter kaga qayb gali doonto wareega Champions League.

Xiddigaha Matias Vecino & Daniele Padelli ayaa laga reebay Liiska xiddigaha Inter Milan ee wareega Group-yada champions League xilli ciyaareedkan.

Kooxda Inter Milan ayaa UEFA u gudbisay Liiska xiddigaha ay kaga qayb gali doonaan wareega Group-yada tartanka champions League.

Kooxda Inter Milan ayaa wareega Group-yada tartanka la ciyaari doonta kooxaha Real Madrid, Shakhtar Donetsk Iyo Borussia Monchengladbach.

Hadaba Halkan Hoose Kaga Bogo Liiska Xiddigaha ay Inter Milan u gudbisay UEFA:

Handanovic, Hakimi, Gagliardini, De Vrij, Alexis Sanchez, Lukaku, Lautaro Martinez, Kolarov, Sensi, Ranocchia, Perisic, Young, Vidal, Barella, Eriksen, D’Ambrosio, Darmian, Skriniar, Nainggolan, Brozovic, Bastoni, Radu

Source: somalifootball.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here