RASMI: Goolhayaha & Daafaca Ugu Fiican Tartanka Champions League Oo La Soo Saaray.

0
65

 

Goolhayaha Kooxda Bayern Munich ee Manuel Neuer ayaa ku guulaystay goolhayaha ugu fiican tartanka champions League sanadkii la soo dhaafay.

Goolhaye Manuel Neuer ayaa qaab ciyaareed cajiib ah soo bandhigay xilli ciyaareedkii dhamaaday isaga oo kooxdiisa ku hogaamiyay champions League.

Manuel Neuer ayaa door muhiim ah ka ciyaaray ku guulaysiga kooxdiisa ee tartanka kadib qaab ciyaareed heer sare ah oo uu soo bandhigay.

Sidoo kale daafaca kooxda Bayern Munich ee Joshua Kimmich ayaa ku guulaystay daafaca ugu fiican xilli ciyaareedkii la soo dhaafay champions League.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here