RASMI: Chelsea Oo UEFA U Gudbisay Liiska Xiddigaha Ay Kaga Qayb Gali Doonto Champions League.

0
70

 

Kooxda Chelsea ayaa UEFA u gudbisay Liiska xiddigaha ay kaga qayb gali doonto wareega Group-yada tartanka champions League xilli ciyaareedkan.

Frank Lampard ayaa soo xushay Liiska xiddigaha kooxdiisa taamka ah iyada oo ay ku jiraan xiddigaha cusub ee kooxda ku soo biiray suuqii xagaagan.

Goolhaye Kepa Arrizabalaga ayaa hogaaminaya Liiska sidoo kale waxa Liiska ku jira xiddiga Billy Gilmour kaas oo kasoo kabsanaya dhaawac muddo dheer ah.

Hadaba Halkan Hoose Kaga Bogo Liiska xiddigaha Champions League u soo xushay chelsea:

Kepa Arrizabalaga,Antonio Rudiger,Marcos Alonso,Andreas Christensen,Jorginho,Thiago Silva,N’Golo Kante,Tammy Abraham ,Christian Pulisic,Timo Werner,Willy Caballero,Fikayo Tomori, Kurt Zouma, Edouard Mendy, Mateo Kovacic, Olivier Giroud, Ben Chilwell, Hakim Ziyech,Cesar Azpilicueta,Kai Havertz,Emerson Palmieri, Mason Mount,Callum Hudson-Odoi, Billy Gilmour, Reece James

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here