RASMI: Arsenal Oo UEFA U Gudbisay Liiska Xiddigaha Ay Kaga Qayb Gali Doonaan Wareega Group-yada Europa League & 4 Xiddig Oo Waaweyn Oo Laga Reebay

0
70

 

Kooxda Arsenal ayaa UEFA u gudbisay Liiska xiddigaha ay kaga qayb gali doonaan wareega Group-yada tartanka Europa League xilli ciyaareedkan.

Tababaraha Kooxda Arseal ee Mikel Arteta ayaa Liiska ka reebay xiddiga Mesut Ozil kaas oo ka baxay qorshaha tababaraha kooxda Arsenal.

Sidoo kale Arteta ayaa Liiska ka reebay 3 xiddig oo kale kuwaas oo kala ah Sokratis Papastathopoulos, William Saliba & Gabriel Martinelli.

Hadaba Halkan Hoose Kaga Bogo Liiska uu Arteta u gudbiyay UEFA:

Goolhayayaasha: Bernd Leno, Runar Runarsson, Matt Macey, James Hillson, Dejan Iliev

Daafaca: Hector Bellerin, Gabriel, Rob Holding, Cedric Soares, Shkodran Mustafi, Calum Chambers, Pablo Mari, David Luiz, Sead Kolasinac, Kieran Tierney,Bukayo Saka

Khadka Dhexe: Dani Ceballos, Willian, Ainsley Maitland-Niles, Thomas Partey, Mohamed Elneny, Granit Xhaka,Reiss Nelson,Joe Willock

Weerarka: Alexandre Lacazette, Pierre-Emerick Aubameyang, Nicolas Pepe,Emile Smith Rowe.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here