FIFA VIRUS: Xiddig Muhiim U Ah Oo Dhaawac Looga Saaray Kulamada Xulka Qarankiisa.

0
  Kabtanka kooxda Arsenal Pierre-Emerick Aubameyang ayaa laga saaray waajibaadka xulka qarankiisa Gabon ee ay la ciyaari doonaan Benin sabab la xidhiidha dhaawac kuraanta ah oo soo gaadhay. Weeraryahanka ayaa ka qayb qaatay...

Tababaraha Xulka Qaranka Uruguay Oo Man United Arin Wal-Wal Leh Uga Sheegay Edinson Cavani.

0
  Tababaraha xulka Uruguay Oscar Tabarez ayaa ka reebay Edinson Cavani xulkiisa kulamadii ay la ciyaareen xulalka Chile iyo Ecuador wuxuuna ka digay in weeraryahanku aanu taam u ahayn in uu ciyaaro...

Halka Arin Ee Juventus Ka Hor Istaagtay Saxiixa Paul Pogba Suuqii Xagaaga Oo La...

0
  Saxafiga reer Talyaani ee Fabrizio Romano ayaa sheegay in Juventus ay la soo wareegi laheyd xiddiga khadka dhexe ee Manchester United Paul Pogba intii lagu jiray suuqii hadii uuna dilaacin xanuunka...

Thomas Partey Oo Fariin U Diray Taageerayaasha Arsenal.

0
  Thomas Partey ayaa fariintii ugu horaysay u diray taageerayaasha kooxda Arsenal kadib markii uu kaga soo biiray kooxda Ateltico Madrid. Xiddiga khadka dhexe ee reer Ghana ayaa Arsenal ku soo biiray maalintii...

Pogba oo hadal lama FILAAN ah ka yiri wararka la xiriira inuu u ciyaarayo...

0
Ciyaaryahanka khadka dhexe kooxda Manchester United ee Paul Pogba ayaa si lama filaan ah uga hadlay arrinta ku saabsan u dhaqaaqistiisa safka naadiga Real Madrid. Los Blancos ayaa waqti dheer raadineysay laacibka...

FIFA VIRUS: Xiddig Muhiim U Ah Real Madrid Oo Dhaawac Looga Saaray Waajibaadka Xulka...

0
  Goolhayaha kooxda Real Madrid ee Thibaut Courtois ayaa laga saaray waajibaadka xulka qarankiia Belguim kadib markii uu dhaawac muruqa ah soo gaadhay. Si kasta ha ahaatee wargayska MARCA ayaa sheegaya in uuna...

RASMI: Arsenal Oo UEFA U Gudbisay Liiska Xiddigaha Ay Kaga Qayb Gali Doonaan Wareega...

0
  Kooxda Arsenal ayaa UEFA u gudbisay Liiska xiddigaha ay kaga qayb gali doonaan wareega Group-yada tartanka Europa League xilli ciyaareedkan. Tababaraha Kooxda Arseal ee Mikel Arteta ayaa Liiska ka reebay xiddiga Mesut...

RASMI: Man City Oo UEFA U Gudbisay Liiska Xiddigaha Ay Kaga Qayb Qaadan Doonto...

0
  Kooxda Man City ayaa UEFA u gudbisay Liiska xiddigaha ay kaga qayb gali doonto wareega Group-yada tartanka champions League xilli ciyaareedkan. Kooxda Man City ayaa hogaaminaysa Group-yada C iyada oo ay kula...

Heshiis Dhacay: Liverpool Oo Dhamaystirtay Saxiixa Goolhaye Cusub.

0
  Liverpool ayaa la soo wareegtay goolhayaha reer Brazil Marcelo Pitaluga oo ay kala soo wareegeen kooxda Fluminense. Goolhayaha reer Brazil ee 17 jirka ah ayaa haatanba bilaabay tababarka Reds isaga oo u...

RASMI: Barcelona Oo UEFA U Gudbisay Liiska Xiddigaha Ay Kaga Qayb Qaadan Doonto Wareega...

0
  Kooxda Barcelona ayaa UEFA u gudbisay Liiska xiddigaha ay kaga qayb gali doonto wareega Group-yada champions League xilli ciyaareedkan xilli ciyareedkan. Kooxda Barcelona ayaa la Group ah kooxaha Juventus, Dynamo Kiev Iyo...