Edison Cavani Oo Ogol In Uu Ku Biiro Man United Laakiin Hal Shardi Ku...

0
  Kooxda Man United ayaa doonaysa in ay si xor ah ula soo wareegto xiddiga Edison Cavani si ay ugu xoojiso weerarkeeda xilli ciyaareedkan laakiin xiddiga weerarka ka ciyaara ayaa Shardi ku...

RASMI: Barcelona Oo Dhamaystirtay Saxiix Sergiño Dest & Wakhtiga Uu Kulankiisa Ugu Horeeya Kooxda...

0
  Kooxda Barcelona ayaa si Rasmi ah u xaqiijisay in ay dhamaystirtay saxiixa xiddiga Sergiño Dest kaas oo ka ciyaara daafaca Midig. Barcelona ayaa Sergiño Dest oo 19 jir ah kala soo wareegtay...

Waa sidee rajada uu Tababare Solskjær ka qabo heshiiska uu Jadon Sancho ku imaanayo...

0
Tababaraha kooxda Manchester United ee Ole Gunnar Solskjær ayaa kalsooni ka muujiyay suurtogalnimada ay kula soo saxiixan karaan laacibka ka tirsan naadiga Borussia Dortmund ee Jadon Sancho, kahor inta uusan dhamaanin...

Horudhac: Celta Vigo vs Barcelona… (Wax waliba oo aad uga baahan tahay kulanka caawa...

0
Barcelona ayaa isha ku haysa inay sii wado guulaheeda, iyadoo uu ka hoos ciyaarayo tababaraha cusub ee Ronald Koeman marka ay caawa u safraan Celta Vigo kulankoodii labaad ee horyaalka La...

Bayern Munich Oo Koobkii 5-aad Xilli Ciyaareedka Ku Guuleystay , Dortmund Ayay Ka Xayuubsadeen...

0
Joshua Kimmich ayaa dhaliyay goolka guusha xilli danbe iyadoo Bayern Munich ay ku guuleysatay koobkeediis shanaad ee sannadkan 2020 ka dib markii ay seefta mariyeen Borussia Dortmund oo ay ku garaaceen...

Man United Oo U Gudubtay Wareegga 8-da Carabao Cup , Brighton Ayay...

0
BRIGHTON, ENGLAND - SEPTEMBER 30: Scott McTominay of Manchester United scores his sides first goal during the Carabao Cup fourth round match between Brighton and Hove Albion and Manchester United at...

Yaa Ku Horeeya Saxiixa Houssem Aouar , Arsenal Mise Juventus?

0
Ilo wareedyo saxaafadda Italy ay qorayaan ayaa sheegaya in Juventus ay wadahadallo ay la fureen xiddiga kooxda Lyon ee Houssem Aouar Laacibkaas 22 sano jirka ayaa bartilmaameed xooggan maalmahaan u ahaa Arsenal...

Koox Ingiriiska Ah Oo Wadadahallo Wax Ku Ool Ah Kula Jirta Milan Škriniar

0
  Ilo wareedyo ay qorayaan saxaaafadda Ingiriiska ayaa sheegaya in uu jiro loolan kooxo Ingiriiska ah ugu jiraan saxiixa daafaca Inter Milan ee Milan Škriniar Laacibkaas oo ka baxay qorshayaasha tababare Conte ayaa...

Miyay Inter Milan Ku Dhawdahay Saxiixa Marcos Alonso, Qaab Noocee Ah Ayayna Ku...

0
  Daafaca kooxda Chelsea ee Marcos Alonso ayaa lo badinayaa in uu ku biiro Inter Milan inta suuqa xagaaga uusan xermin 5-ta bisha October Laacibkaas ayaa la aaminsan yahay in boos joogto ah...

Maxuu Tababaraha Barcelona Ka Yiri In Ousmane Dembele Uu Ka Tagayo Kooxdaas.

0
  Tababaraha kooxda Barcelona ee Koeman ayaa diiday in uu daaqadda ka saaro in xiddigiisa Ousmane Dembele uu ka huleelayo kooxda inta suuqa xagaaga uusan xermin Man United aya aad loogu badinayaa in...