N’Golo Kante Oo Ugu Dambayn Go’aan Ka Gaadhay Mustaqbalkiisa Chelsea.

0
68

 

Xiddiga khadka dhexe ee kooxda chelsea ee N’Golo Kante ayaa lagu soo waramayaa inuu u furan yahay inuu ka tago Chelsea kuna biiro Inter Milan ka hor dhamaadka xagaaga suuqa kala iibsiga.

Frank Lampard ayaa si joogta ah uga hadlay 29 jirkaan, kaasoo ku guuleystay Premier League iyo Europa League afartii sano ee uu joogay Stamford Bridge.

Si kasta ha ahaatee Blues ayaa doonaysa in ay la soo saxiixato xiddiga khadka dhexe ee kooxda West Ham ee Decline Rice taas oo keentay in Konte lala xidhiidhiyo in uu isaga tagayo kooxda.

Inter Milan ayaa lagu soo waramayaa in ay u baahantahay in ay bixiso lacag dhan 46 milyan oo euro hadii ay doonayso saxiixa Kante.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here