Muxuu Mohamed Salah Kala Jeeday Dabaaldagii Goalkii4 Ee Xalay

0
19

Xiddiga kooxda Liverpool ee Mohamed Salah ayaa si cajiib ah ku bilowday xilli ciyaareedka cusub ee horyaalka premier League kadib saddexley uu dhaliyay kulankii ay Liverpool guusha ka gaadhay Leeds United.

Xiddiga reer Masar ee Mohamed Salah ayaa dhaliyay 2 rikoore iyo gool caadi ah kulankii Leeds isaga oo Reds ku hogaamiyay guul muhiim ah.

Kadib goolkii 4-aad ee uu dhaliyay Xiddiga ayaa sameeyay dabaal dag dad badan is waydiiyeen isaga oo labada gacmood saaray labadiisa dhagood.

Kadib dhamaadkii ciyaarta waxa la sharaxay sababtii ka dambaysay dabaal daga Mohamed Salah waxana uu u hibeeyay xiddig ay isku xul yihiin.

Xiddiga Mohamed Salah ayaa dabaal dagaas u hibeeyay xiddiga xulka qaranka Masar ee Moamen Zakaria kaas oo xanuun khatar ah laga helay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here