Miyuu Isco Doonayaa In Uu Isaga Tago Real Madrid?

0
11

Wararka ka imanaya dalka Spain ayaa shaaca ka qaaday go’aanka Isco ee ka tagista kooxda Real Madrid inta lagu jiro suuqa kala iibsiga xagaagan.

Qaab ciyaareedka isco ayaa hoos u dhacay laabdii sano ee ugu dambeeyay isaga oo aan xilli ciyaareedkii hor si joogto ah ugu ciyaarin kooxda.

Wargayska Defensa Central ayaa sheegaya in uu Isco maamulka kooxdiisa si cad ugu sheegay in uuna meelna uga socon kooxda inta lagu jiro xagaagan.

Isla wargayska ayaa sheegaya in uu Isco doonayo in uu u dagaalamo booskiisa kooxda Real Madrid waliba dib u helo qaab ciyaareedkiisii fiicnaa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here