Memphis Depay Oo Ka Jawaabay Wararka La Xidhiidhinaya Barcelona.

0
37

Xiddiga kooxda Lyon ee Memphis Depay ayaa ka hadlay wararka la xidhiidhinaya kooxda Barcelona xilli uu qirtay xiisahaa kooxda Barcelona.

Hadii uu Memphis Depay ku biiro kooxda Barcelona waxa uu kooxda Barcelona kula midoobi doonaa Tababarihiisii hore ee Ronald Koeman kaas oo kula soo shaqeeyay xulka qaranka Holland.

“Waa in aan aragno waxa dhaca”ayuu yidhi waraysi uu xiddiga Memphis Depay siiyay NOS.

“Waan ogahay xiisaha Barcelona laakiin waxba ma odhan karo haatan”.

“Marka hore waa in aan la hadlo Lyon kadib waan arki doonaa waxa dhaca”.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here