Maxaa Ka Taqaan TOBANKA Xiddig Ee Ka Soo Jeeda Qaarada Africa Ee Goolasha Ugu Badan Ka Dhaliyay Premier League.

0
7

 

Horyaalka premier League ayay kasoo ciyaareen xiddigo badan oo ka soo jeeda qaarada Africa kuwaas oo wacdaro ka dhigay gooall badana ka dhaliyay.

Halyeeyga Chelsea ee Didier Drogba ayaa ah xiddiga ugu goolasha badan ee ka soo ciyaaray premier League kana soo jeeda Qaarada Africa.

Didier Drogba ayaa wakhtigiisii kooxda chelsea dhaliyay 104 gool isaga oo Blues wakhti fiican la qaatay kulana guulaystay horyaalka premier League.

Xiddigii hore ee kooxaha Arsenal iyo Man City ee Adebayor ayaa dhankiisa ah xiddiga 2-aad ee ugu goolasha badan premier League xiddigaha ka soo jeeda Africa.

Hadaba Halkan Hoose Kaga Bogo Xiddigaha ugu goolasha badan taariikhda premier League ee ka soo jeeda qaarada Africa:

  1. Didier Drogba – 104 goals
  2. Adebayor – 97 goals
  3. Yakubu – 95 goals
  4. Sadio Mane – 84 goals
  5. Mohamed Salah – 78 goals
  6. Yaya Toure – 62 goals
  7. Riyad Mahrez – 57 goals
  8. Pierre-Emerick Aubameyang – 55 goals
  9. Nwankwo Kanu – 54 goals
  10. Efan Ekoku – 52 goals

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here