Man United Oo Si Lama Filaan Ah Ugu Dhaw Xiddig Real Madrid U Ciyaara.

0
60

 

Kooxda Manchester United ayaa lagu soo waramayaa inay horumar ka sameysay dadaalka ay ugu jirto saxiixa daafaca Real Madrid Sergio Reguilon.

Kadib markii uu Amaah ku qaatay kooxda Sevilla xilli ciyaareedkii hore Reguilon ayaa la sheegayaa in uu mar kale ku laabto kooxda Sevilla xagaagan.

Laakiin Sevilla ayaa haatan wadahadalo horumar leh kula jirta xiddiga Fc Porto ee Marcos Acuna taas oo Man United albaabka u furaysa in ay dhamaystirto saxiixa xiddiga.

Wargayska MARCA ayaa sheegaya in uu xiddiga 23 jirka ah haatan ku soo wajahan yahay Old Trafford maadama uuna fursad ciyaaris ka heli doonin Real Madrid.

Inkasta oo ay Real Madrid ogoshahay in ay United ka iibiso xiddiga hadana Red Devils ayaa haatan xiddiga ku qancin doonta in uu yimaado Old

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here